Doorashada 5-kursi xildhibanada Golaha shacabka ee degaannada Gobolada Waqooyi(Somaliland) oo bilaabatay

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Waxaa xarunta Dugsiga Tababarka ciidamadda Booliska Gen.Kaahiye ka bilbatay doorashada 5-kursi ee xildhibanada Golaha shacabka ku matalaya degaannada Gobolada Waqooyi(Somaliland) waxana goobta ku sugan guddiga doorashooyinka iyo ergada dooraneeyso xildhibaanada

5-kursi ayaa waxa ku tartamayo musharaxiin dhowr ah iyadoona kursiga kowaad aya ku tartami doonaan Musharaxiinta kala ah

1-Maxamed cabdi Xayir Maareeye.

2-C/raxmaan warsame saciid.

La wadaag cid kale