Ciidanka XDS oo Ku baxay dad shacab ah oo argagixisadu ay qarxisay

La wadaag cid kale

Muqdisho (SONNA)-Cidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kubaxay deeganka Yasoman ee gobolka Hiiran halkas oo dad shacab ah qarax lagula eegtay xilli ay marayeen wadada deeganka Yasoman ciidanka Qaranka ayaa gargaar ufidinaya shacabka ay qaraxa udhigeen maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab silooga bad baadiyo dhibaatada dadka shacabka ah ka soogartay qaraxa miino ee wadada lagu aasay.

Dadka waxyeeladu ay soo gaartay ayaa saarnaa gaari Laangaruusal ah wuxuuna Ku sii jeeday magaalada Muqdusho, lama oga qashaaraha dhabta ah ee dadka shacabka ah soo gaaray.

La wadaag cid kale