Wararka

DHAGEYSO:-Warbixin ka hadlaysa wax ka bedelka iyo dib u Eegista Dastuurka

Muqdisho,(SONNA):- Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay ka doodista Arrrimaha la xiriirah Dastuurka ku meel gaarka ah JFS 12-kii bishii Febaraayo