Gudaha

Cabdixakiin Axmed oo maanta lagu oofiyey qisasta Wariye Bulxan oo horay uu ugu diley magaalada Caabudwaaq

Muqdisho (SONNA):-Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud waxaa maanta dil toogasho ah lagu filiyey Cabdixakiin Axmed Cigaal oo  laga oofiyay qisasta