Home Ciyaaraha

Ciyaaraha

Nemanja Matic oo aan ku faraxsanayn Old Trafford, alabaabadana u furay inuu u dh...

Manchester (SONNA)- Ciyaaryahanka Nemanja Matic ayaa la soo warinayaa inuu albaabada u furay inuu u dhaqaaqo horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga marka dib loo furo suuqa kala iib...

Juventus oo bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddig ka tirsan Kooxda Chelsea

Turin(SONNA)- Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Juventus ee ka dhisan dalka Talyaaniga ayaa bartilmaameedsanaysa bisha Janaayo xiddiga ka tirsan Chelsea ee Emerson. ...

Waa tee kooxda ay Arsenal wadahadallada la furtay si ay u siiyaan Mesut Ozil?

London(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la furtay naadiga Fenerbahce si ay ugala xaajoodaan suurto-galnimada heshiis amaah ah oo uu laacib...

Kooxda Manchester City oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Kalidou Kou...

Manchester(SONNA)-Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ku soo biirtay ugaarsiga loogu jiro daafaca dhexe ee Napoli, Kalidou Koulibaly. Kooxda xafida...

Qaar ka mid ah shaqaalaha hay’adda duulista Rayidka Soomaaliya oo tababar ...

Addid ababa-(SONNA)-Waxaa Maanta tababar ku saabsan la socoshada duulista Hawada loogu soo gabagabeeyay Magaalada Addis ababa qaar ka mid ah shaqaalaha duulista Rayidka Soomaaliya....

SANAD GUURADDII 59-AAD EE XORNIMADA IYO MIDEYNTA UMMADDA SOOMAALIYEED (Qeybta-2a...

Qeybta 2-aad ayaa waxay ka bilaabananeysaa Bishii Oktoober 1949kii: Mudani Cabdullahi Ciisi Maxamud oo ahaa Xoghayihii guud ee SYL markii uu tagay United Nations wuxuu baaq u soo j...

Liverpool oo markii 6aad ku guuleysatay Koobka Champions League

Kooxda kubadda cagta ee Liverpool ayaa markii 6aad ku guuleysatay Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League, kaddib markii ciyaartii kama dambeysta ee Finalka ay 2-...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo U Hambalyeeyay Dhallinyarada Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA) ---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhallinyarada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ...

Waa kuma Ciyaaryahan Saciid Ducaale?

Tartamada Kubadda Cagta waxaa ay soo bilowdeen Soomaaliya intii aysan gobanimada qaadan ka hor sannaddadii kontomaadkii, waxayse waayadaa Soomaaliya horumar aad u wayn ay ka samays...

Koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Konforta Suudaan oo lagu soo gabagabeyay Caasi...

Jubba-(SONNA)-Waxaa Magaalada Jubba ee caasimadda Koofurta Suudaan lagu soo gabagabeyay Shalay koobka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalkaasi. Koobkan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Uru...