Naciima Cabdi Sacid

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SALAADDA CIIDUL FIDRIGA KU OOGAY MASJIDKA SHUHADADA

Muqdisho(SONNA)-: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qara...

Ray”iisul Wasaaraha XFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasab...

Muqdisho(SONNA):'Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Fidriga. "Waxaa...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidul Fidriga

Muqdisho(SONNA);-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaa...

Ruushka oo joojiyay Gaaskii uu siin jiray Bulgaria iyo Poland

Shirkadda Gazprom ee laga leeyahay dalka Ruushka ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday inay joojisay Gaaska ay siin jirtay Waddamada Bulgaariya iyo Poland ka,ka dib markii ay bixi...

Guddoomiyaha KMG Golaha Shacabka oo Faray Ciidamada Amniga in ay Xildhibaannada...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka BJFS Cabdisalaan Axmed Liibaan Dhabancad iyo Guddoomiyaha Guddiga doorashada guddoonka Golaha Shacabka  Cabdirisaaq Cumar Ma...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdisho(SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Geneva uga qeyb galay shir looga hadlayay xaaladda ab...

Madaxda Dalka oo ka tacsiyeeyay Geerida Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ku gee...

Muqdisho(SONNA)_Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliy...

Allaha u naxariistee Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ku geeriyooday Dalka Jabu...

Muqdisho(SONNA):-Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ku geeriyooday Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Soomaaliya, Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib,...

Ciidanka xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan...

Muqdisho(SONNA):-Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay Howlgalo qorsheysan ka fuliyay degaanno katirsan gobolka Hiiraan Ciidanka ururka Sadaxaad ee ku...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo digniin u diray Xubna kamid ah Guddiga F...

Muqdisho(SONNA):-Guddoonka Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka ee Heer Federaal FEIT waxaa uu baaq u dirayaa xubin walba oo guddigan FEIT ka tirsan oo qaada talaabo aan waafaqsaneyn ...

Maxkamadda Sare ee Dalka oo diiday Dacwada kursiga Hop#086

Muqdisho(SONNA):-Maxkamadda Sare ee dalka ayaa diiday qaadista Dacwadda kursiga Hop#086 ee Fahad Yaasiin, iyadoo sabab uga dhigtay in aanay Maxkamadda Sare awood u lahayn ka garnaq...

Shahaado siinta Musharrixiinta Guddoonka labada Aqal oo maalintii labaad socoto

Muqdisho(SONNA):=Guddiyada doorashooyinka guddoonada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii labaad wada diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharrixiinta u tartamey...