Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay q...
Muqdisho(SONNA)-Dowladda Turkiga ayaa si kulul u camabareysay qaraxii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ka oo ay ku dhinteen dad aan waxba galabsan.
War qora...
Muqdisho(SONNA)-Kulanka oo ay ka qeyb galeen odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu taageeray qodabadii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhawaan la...
Muqdisho(SONNA):-Xulka qaranka Senegal ayaa galabta si dirqi ah uga badiyay dhigiisa Zimbabwe kadib marki ay isaga hor imaadeen tartanka koobka kubadda cagta ee qaaradda Afrika.
...
Kampala(SONNA):-Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay maanta oo isniin ah dib loo furay iskuulada waxbarashad kadib ku dhawaad laba sano oo ay xirnaayeen, si looga hortgao faafit...
Muqdisho(SONNA):-Hor-jooge sare oo ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya.
Hor-joogahan oo lagu magacaabo Aadan Guurow Isaaq oo ...
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS mudane Duran Ahmed Farax ayaa maanta masuuliyiinta Hey’adda Valar la qaatay kulan la xariira Qalab Casri ah oo ay ku wa...