Muqdisho(SONNA):-Wariye ka tirsan muuqaal baahiyaha Aljazeera ayaa lagu dilay Rasaas ay ciidamada Israa’iil ku fureen maanta oo Arbaca ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida u...
Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Safiirada u kala jooga Midowga Yurub iyo Talyaaniga Jamhuuriyadda ...
Muqdisho(SONNA):-Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalintii labaad Xarunta Aqalka sare ka wada Diiwaangelinta Musharaxiinta u tartamay Madaxweynaha...
Muqdisho(SONNA):-Xildhibaannada labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan kulamo looga hadlayo Ajandayaal dhowr ah oo ku saabsan Arrimaha...