Kampala(SONNA):-Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday inay maanta oo isniin ah dib loo furay iskuulada waxbarashad kadib ku dhawaad laba sano oo ay xirnaayeen, si looga hortgao faafit...
Muqdisho(SONNA):-Hor-jooge sare oo ka tirsan kooxda Argagixisadda ah ee Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay Dowladda Soomaliya.
Hor-joogahan oo lagu magacaabo Aadan Guurow Isaaq oo ...
Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS mudane Duran Ahmed Farax ayaa maanta masuuliyiinta Hey’adda Valar la qaatay kulan la xariira Qalab Casri ah oo ay ku wa...
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda federaalka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa mar kale ciidamada Qaranka uga digay inay ku milmaan ama loo adeegsado siyaasadda, i...
Muqduisho.(SONNA):- Shir ay isugu yimaadeen xubnaha Guddiga ka jawaabista Abaaraha ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay ugu hadleen xaaladaha abaarta dalka gaar ahaan saameynta ay ku y...
Muqdisho.(SONNA):- Roobab ka da’ay koonfur bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta lagu magacaabo ...
Muqdisho..(SONNA)...Madaxii hore ee hay’adda sirdoonka gudaha ee Kazakhstan ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii looga shakiyay qiyaano qaran, sida ay sheegtay wakaaladda wararka...