Naciima Cabdi Sacid

Hirshabeelle oo Shaacisay qabashada 11 Kursi doorashada golaha shacabka ee JFS

Muqdisho(SONNA)-Guddiga Hirgalinta Maamulka Doorashada ee Dowladda goboleedka Hirshabeelle (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Galaha Shacabka ah, kuwaas oo dhawaan doorashadooda la ...

Jaamacadda Ummadda oo 30-sannadood kadib markuu ugu horeeysay ay ka baxeeyn saxa...

Muqdisho(SONNA)-30-sanadood kadib dufcadii ugu horeysay – arday baratay cilmiga saxaafadda ayaa maanta ka qalin-jebisay Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed. Waa ku dhawaad 45 arday o...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Venezuela oo ka wada ha...

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Da...

Iiraan iyo Shiinaha oo bilaabay hirgelinta heshiis muhiim

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan, Hossein Amir-Abdollahian,  ayaa sheegay in heshiis istiraatijiyadeed oo  socon doona 25 sano ah oo ay Shiinaha la saxiixdeen bi...

Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta dooranayo guddoomiyaha guddiga.

Muqdisho(SONNA)-Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho ku doortaan guddoon cusub ka dib markii dhawaan ay xilka ka qaadeen gudoomiyihi...

Ciidamada Daraawiishta oo Howlgal ka sameeyay Deegaano dhaca Koonfurta galmudug

Muqdisho(SONNA)-Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaaa maanta Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay Deegaanno badan oo ka tirsan Koonfurta Gobolka mudug. Saraakiisha ciidm...

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo argagixida ay ku lahaayeen gobol...

Muqdisho(SONNA)-Ururka 84-aad guutada 14-oktoobar ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa sacadihii la soo dhaafay halkaa ka sameeyay ho...

Guddiga qaban qaabada oo shaaciyay xiliga ay qabanayaan doorashada guddoomiyaha ...

Guddigii loo xil-saaray qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga FEIT ayaa shaaciyay xilliga ay dhacayso doorashada guddoomiyaha guddiga hergalinta doorashooyinka heer Fadaraa...

Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ansixiyey heshiis Wasaaradda Dekadaha iyo Gadiidk...

Kismaayo- SONNA)-Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale ...

Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo la kulmay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka...

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Xafiiskiisa kula kulmey taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Gu...

WHO oo sheegtay in 15 milyan oo qof laga helay Covid-19 Hal Toddobaad gudihiis

Muqidisho(SONNA)-Ururka caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku aadan xanuunka Covid-19 la ogaaday in ay q...

Xubin katirsan argagixisada Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga ee ku...

Muqdisho(SONNA)-Isxaaq Abshir ibraahim Aadan Magaca afgarashadiisuna ay tahay (Cabdullahi) ayaa  isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Qeybta 60aad ee degaannada K...