Naciima Cabdi Sacid

Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Muqdisho(SONNA):-inta la xaqiijiyay Saddex qof oo mid kamid ah uu ahaa darwalkii Gaariga aya ku geeriyooday Qarax Miino  oo ay la beegsatay argagixisada Al-Shabaab kolanyo gadiid a...

Wasaaradda Waxabarshada Soomaaliya oo soo gaba-gabeeysay Imtixaanka Shahaadiga ...

Muqdisho(SONNA);-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka ayaa maanta soo gaba-gabeysay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12-aad oo si Siman loogu qaaday xar...

Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta

Muqdisho(*SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta ee Maamulka  Puntland. ...

QM oo War kasoo saartay Abaaraha kajira qeybo kamid ah Sooomaaliya

Muqdisho(SONNA):-Warbixin uu soo saaray isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada Qaramada midoobay u qaabilsan  Soomaaliya Adam Abdelmoula ayuu ku baaqay in si deg deg ah loo xoojiy...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan la qaatay wafdi ka Scoday...

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Mukhtaar Ibraahim iyo Agaasimaha Isbitaal Banaadir Fartuun Shariif Maxamed ayaa kulan la qaata...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Sheikh Aadan Maxamed Nur Madoobe oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaa...

Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka Hirshabelle oo kormeeray Xeryaha Barakacayaasha G...

Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda gar-gaarka iyo Mareynta Musiibooyinka Dowlad gobaleedka Hirshabelle, Cabdi Mahad Qoorgaab oo ay wehliyaan Xildhibaano iyo Saraakiisha Hay’adaha...

Dhul-Gariir ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Afgaanistaan

Ugu yaraan 155 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 200 oo kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii dhulgariir xooggan uu ku dhuftay koonfur bari ee Afgaanistaan, sida laga soo xigta...

Madaxweynaha Serbia oo Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha JF...

Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia Mudane Aleksandar Vučić ayaa Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabils...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Magacaabay Guddi ka shaqeeyn doono Xuska Todoba...

Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar garowg...

Natiijada Doorashada Baarlamaaniga Faransiiska oo lagu dhawaaqay

Muqdisho(SONNA):-Doorashadii Baarlamanka ee Axadii ka dhacday dalka Faransiiska ayaa lagu dhowaaqay Natiijada, waxaana looga adkaaday Madaxweyne Emanual Macron iyo Xisbigiisa. X...

Maamulka Gobolka Mudug oo ku raad jooga Dad dil iyo dhaawac ka geeystay degaan h...

Muqdisho(SONNA):-Maamulka Gobalka Mudug oo gacan ka helaya ciidamada nabad sugida iyo Booliiska gobalka Mudug oo maal-mahaanba waday dadaalo la xariira sidii gacanta loogu soo dhig...