Aadan Sooyaal

Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Tuunis

Tunis-(SONNA)-Doomo kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Tuniisiya ayaa soo badbaadiyay 103 tahriibiyaal ah, kuwaas oo ka yimid xeebaha Liibiya kuna sii jeeday jasiiradda Talyaaniga ...

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hambalyo ku aaddan sanad guuradii 5...

Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka

Muqdisho-(SONNA-Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in 24 saac ee la soo dhaafay cudurka carona laga heley 128 kiis ka dib baaritaan lagu sameeyay 936 qof ...

Wasaaradda qorsheynta oo gaadiid ku wareejisay wasaarado dhowr ah +Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Agaasimaha guud ee wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Aadan ayaa maanta shan gaari ku wareejiy...

Maamulka Hir-Shabeelle oo faah-faahiyay xaaladahii ugu danbeeyay ee Corona vir...

Jowhar-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa faah faahin guud ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Coronavirus ee laga diiwaamgeliyay guud ah...

Wasaaradda howlaha guud ee Galmudug oo dhiseysa laami cusub oo lagu soo kordhina...

Cadaado-(SONNA)-Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska maamul goboleedka Galmudug Axmed Dhiblaawe ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismaha Waddo Laami ah oo lagu soo kordhiyay Magaalada C...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Agab Caafimaad ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ku wareejiyay Agab Caafimaad Wasaaradda Caafim...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo kawada hadlay xoojinta xiriirka labada Dal+...

Muqdisho-(SONNA)-asiiru-dowlaha wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Shiinaha siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga labo geesoodka. Wasiiru-dowlaha was...

Shirkii Guddiga farsamada ee Baydhabo oo laga soo saaray War-saxaafadeed

Baydhabo-(SONNA)-Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka, dowlad Goboleedyad...

Wasaaradda Shaqada XFS oo hakisay xaadirinta Shaqaalaha Dowladda

Muqdisho-(SONNA)-)-Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada dowladda Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa lagu sheegay in la hakiyay xaadirinta s...

Dowlada Soomaaliya iyo QM oo billaabay qorshe lagu caawinayo dadka gargaarka ban...

Muqdisho-(SONNA)-Hay'adda Qaramada midoobay u qaabbilsan arrimaha xiriirka Bini'aaddannimada ee UN-OCHA ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran o...

Madaxweyne Farmaajo ka tacsiyeeyay geerida Senatar Maxamed Yuusuf Xaaji

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida marxuum Maxamed Yuusuf Xaaji oo ka tirsanaa xildhibaanna...