Cumar

Shirweyne looga hadlayo saameynta fatahadda oo ka furmay magaalada Baydhabo

Shirweyne looga hadlayo fatahadaha iyo sameynta ay reebaan ayaa gordhow ka furmay magaalada Baydhabo,waxaana kaqayb galay shirkaas wasiir dowladha xafiiska Ra’iisul wasaaraha,madax...

Argagixisada Al-shabaab oo dad shacab ah ku dilay Sh.Hoose

Muqdisho(SONNA) Maleeshiyada argagixisada Alshababa oo ku caan baxday daadinta dhiiga shacabka ayaa goob fagaare ah oo ku taala deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeelada Hoose ku to...

Madaxweynaha Ruushka iyo Hogaamiyaha Jarmalka oo si Wada Jir ah Uga Hadlay Xaala...

Madaxweynaha dalka ruushka Vladimir Putin ayaa si cad u tilmaamay in xaaladda ka taagan dalka liibiya ay si weyn u saamayn doonto xasiloonida wadamada gobolka isla markaana ay lidd...

Sulddaan Qaabuuska Dalka Cumaan oo Geeriyooday iyo Sulddaan Haytham oo la Wareeg...

Muqdisho(SONNA) Sulddaan Qaabuus Bin Saciid ayaa galabnimadii jimcaha ku geeriyooday dalka Cummaan, iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu ku jiray isbitaal xaaladdiisuna ay...

Guddiga Qaban-qaabada maalmaha Xorriyadda oo Maanta Yeeshay Kulankoodii ugu Hore...

Muqdisho.(SONNA)...Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Guddiga qaban-qaabada xuska maalmaha xoriyadda ee gobolada koonfureed iyo kuwa woqooyi ee Ja...

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo kulan u qabatay haweenka u sharaxan Baarlamaanka...

Dhuusamareeb -(SONNA)-Maamulka Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul insaanka Galmudug ayaa  Kulan Wadatashi ah u qabatay qeybaha Haweenka Galmudug ee doonaya ka Qaybgalka Baarlamaanka ...

Maamulka Gobalka Shabeelada Hoose oo deeq gargaar ah gaarsiyay qoysas dan yar

Marka -(SONNA)-  Maamulka G/ Shabeelada Hoose ayaa maanta deeq gargaar ah gaarsiiyay ku dhawaad 1500 oo qoys oo ay sameeyeen fatahaadaha uu sameeyay wabiga Shabelle. Guddoomiyaha ...

Puntalnd: Dhaqaatiir loo diray gobolka Sool

Garoowe -(SONNA)-  Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa dhaqaatiir kala duwan waxaa ay u dirtey  deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool. Maalmihii la so...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Heshiiska Damaanad Qaadka Darafyada badan

Muqdisho.(SONNA)... Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ayaa ansixiyey Heshiiska Damaanad Qaadka Maalgashiga Darafyada Badan. Xildhibaannada oo dood ka yeeshay heshiiskaan ayaa an...

Guddiga gurmadka ayaa xaqiijiyay in la helay 12 qof oo la waaysanaa

Muqdisho -(SONNA)- Guddiga gurmadka Qaranka ayaa xaqiijiyay in 24 ruux oo la weysanaa 12 ka mid ah la helay,5 ruux oo dhimasho ah,ruux dhaawac ah iyo 6 ruux oo caafimaad qaba. W...

Wasiirka Boostada oo ka qeyb galay Shirka Wasiirrada Isgaarsiinta ee Jaamacadda ...

Riyaad-(SONNA)- Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan ayaa ka qeybgalay shirka Wasiirrada Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada ee Jaamacadda C...

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Agaasimaha Maamulka Bangiga Adduunka Oo Kulan Ku Yee...

Geneva-(SONNA)- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo agaasimaha cusub ee qeybta maamulka Bangiga adduunka, Axel van Trotsenburg, ayaa k...