Maxamed Cismaan

Safaarada Soomaliya ee dalka Hindiya oo sii xirnaaneysa

Delhi(SONNA)-Safaarada Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa muddo kale oo hor leh galaysa hakad ahaanshaha hawlaheedii shaqo, ka dib laba asbuuc oo ay hore u iclaamisay oo dhamaad ah. ...

10-Ka Waddan ee uu Saameynta Ugu badan u Gaystay Cudurka Coronavirus

Muqdisho(SONNA)-Halkan ka akhriso sida 10-ka dal ee Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan ku yeeshay culeys dhaqaale iyo ...

Maxay Ka Dhigantahay Qorshaha Dayn Cafinta Soomaaliya?

Muqdisho(SONNA)-Warbixin ay soo saartay Hey’adda Lacagta Adduunka 25-kii bisha Maarso  ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay calaamadda loo yaqaano “go’aan qaadasho” ee amaahd...

Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya oo doon casri ah guddoontay

Muqdisho(SONNA)-Wasaaradda kalluumeysiga iyo Khayraadka badda DFS ayaa doon kalluumeysi oo lagu tababarayo kalluumeystada waxaay maanta kala wareegtay hey’adda Qaramada Midoobay u ...

Coronavirus oo kar-kaarada jebsanaya, dad hor leh oo u dhimanaya ama qaadaya daq...

Muqdisho(SONNA)-Cudurka Corona-virus (COVID-19) ayaa aad uga sii fidaya dunida oo dhan, si gaara ah, Mareykanka iyo Yurub marka laga soo tago dalka Shiinaha oo ahaa meesha uu cudur...

Sawiro: Iibka Miraha dalkeena oo kordhay

Muqdisho(SONNA)-Waxa aan halkan idinkugu soo gudbinaynaa sawiro ka turjumaya qaar kamida miraha dalkeena oo cabitaan iyo cunisba loo adeegsanayo, qiimahiisana aad uga jaban, kana c...

Soomaaliya oo gaartay barta go’aan qaadashada deyn cafinta

Muqdisho(SONNA)-Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano...

Angela Merkel oo Karantiil gashay

Hogaamiyaha dalka Jarmalka Angela Merkel ayaa maanta oo Isniin ah gashay karantiil kadib markii Dhakhtar ay hore ula kulantay laga helay cudurka Corona Virus, sidaa darteedna ay go...

Jabuuti oo xaqijisay in muwadin Spanish ah laga helay Cudurka Corona-Virus

Djibouti(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Djibouti, Maxamuud Cali Yuusuf ayaa xaqiijiyey in qofkii uga horeeyey ee qaba cudur Corona-virus laga helay dalkiisa, kaasi oo ah muwaadin...