Maxamed Cismaan

Cudurka Corona dadka uu ku dhacay oo ka sara maratay 7 milyan

Muqdisho(SONNA)-Tirada dadka uu ku dhacay cudurka saf-marka ah ee Coronavirus (Covid-19) guud ahaan caalamka ayaa ka sara martay 7 milyan oo ruux, iyada oo Latin America ay hadda t...

QM oo soo dhaweysay dhismaha istaratijiyada qaran ee la dagaalanka musuqa

Muqdisho(SONNA)-Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweeysey talaabadii dhawaan dawladda Federal-ka Soomaaliya u qaaday in ay wax uga qabato musuq-maasuqa. Golaha wasiirada dawladda Soo...

Boliiska Kenya oo dilay nin looga shakisana Shabaabnimo iyo laba carruurtiisa ah...

Nairobi(SONNA)-Ciidanka Police-ka Kenya ayaa dilay nin loogu shakisanaa inuu yahay Al-Shabaab iyo laba carruurtiisa ah oo uu gabaad ka dhiganayey halka afar kale oo ay ku jirta xaa...

Isbadelkii ku yimid habkii go’aan qaadashada Madaxweynihii Mareykanka John F.Ken...

Qoraalkaan waxaa uu si kooban ugu kuur-galeyaa habka go’aan qaadashada madaxweyne Kennedy uu u adeegsadey go’aankii “The Cuban missile crisis” Qalalaasihii ka curtay Gantaalaha ay ...

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya oo Ka Hadlay Saameynta COVID-19 Ku...

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo maanta shir-jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa, ayaa ka hadlay war-bixin ku saabsan saameynta cudurka C...

Isbadelkii ku yimid habkii go’aan qaadashada Madaxweynihii Mareykanka John F.Ken...

Qoraalkaan waxaan ku eegeyaa habka go’aan qaadashada marka ay jiraan marxalado adag , waxaana tusaale u soo qaadaneyaa labo dhacdo ama go’aano uu madaxweyne John F. kennedy qaatay,...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta  oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa Aways Shii...

Muqdisho(SONNA)-Alle ha u naxariistee, waxaa maanta oo Isniin ah ku geeriyooday Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, qoraaga Aways Xuseen Xasan(Shiino) oo ka tirsanaa mas’uuliyiinta...

Ilaalinta Hantida Guud Waa Mas’uuliyad Wadareed !

Muqdisho(SONNA)-Muwaadin kasta waxaa saaran waajib ah inuu ilaaliyo hantida guud ee lawada leeyahay sida uu u ilaaiyo hantidiisa gaarka ah oo kale. Goobaha waxbarashada guud, ga...

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku baaqay in wadajir loogu istaago dhibaatada ka dhalat...

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fata...

Hay’adaha amniga oo faah-faahin ka bixiyey xarigga wariye Maxamed Cabdiwah...

Mogadishu(SONNA)-Hay'adaha amniga ayaa gacanta ku haya wariye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo ku eedaysan inuu ka tirsanyahay Argagixisada Al-Shabaab. Eedaysane Abuuja ayaa...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo beeniyay warar laga faafiyay...

Muqdisho(SONNA)-Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranku wuxu bulshada soomaliyeed u xaqiijinaya in wararka beenta ee lagu sheegay in gudigu ku dhawaaqi doono in doorashadi...

Dowladda iyo AFRICOM oo Beeniyay in dad shacab ah ku dhinteen duqeyn

Muqdisho(SONNA)-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM way ka warhayaan sheegashada saxaafadda qaar oo taageero u ah Al-Shabaab ee ku andacoonaya in shac...