Maxamed Cismaan

Majaajilistaha caanka ah ee Kenya, Papa Shirandula ayaa u dhintay cudurka Covid-...

Nairobi(SONNA)- Jilaa ahaana Majaajiliste, caan ka ahaa dalka Kenya laguna magacaabi jirtay Charles Bukeko, kuna magac dheera Papa Shirandula ayaa maanta oo Sabti ah Cudurka Covid-...

Kenya oo mudda sanada dib u dhigtay Imtixaanada dugsiyada sababa la xiriira COVI...

Nairobi(SONNA)-Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurk...

81 qof oo ku dhimatay rabshado ka dhacay Addis Ababa kadib dilkii Fanaan caan ka...

Addis Ababa(SONNA)-Uga yaraan 81 qof ayaa ku dhintay rabshada labadii beri ee la soo dhaafay ka dhacay magaalada caasimada u ah Itoobiya ee Addis Ababa kadib caro ka dhalatay dilka...

Qarax ay dad rayida ku dhinteen oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(SONNA)-3 ruux oo rayida ayaa ku dhimatay halka 3 kale ay ku dhaawacantay maanta oo Khamiis ah qarax miino oo ka dhacay xaafada Taleex ee degmada Hodan ee gobalka Banaadir....

Yaa ku guuleysan doona Kursiga Kenya Iyo Jabuuti Ku Tartamaya ee Golaha Ammaanka...

Muqdisho(SONNA)-Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay ku tartami doonaan Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasi oo la wada s...

Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibou...

Muqdisho(SONNA)-Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhii...

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya oo hoos u dhigaya calanka midawga Afrika...

Muqdisho(SONNA)-Hawl-galka Midowga Africa ee AMISOM  ayaa waxa ay hoos u dhigayaan calanka Midowga Africa ee suran xaruntooda Muqdisho, magaalooyinka kale iyo dhamaan fariisimaha a...

94 muwaadin Soomaali ah oo Turkiga laga soo celinayo

Istanbul(SONNA)-94 qof oo muwaadiniin Soomaali ah ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay ka soo ambabaxeen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, iyago oo soo guryo noqonaya. Danjiraha...

Haweeneyda la dhalatay Hoggaamiayha Kuuriyada Waqooyi oo kamid noqotay dadka dej...

Gabadha la dhalatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door muhiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka dhan ah dalka kuuriyada koonfureed, taasoo dadka wax odorosa ay ...

AMISOM oo qiratay dilka dad rayida

Muqdisho(SONNA)-Hawl-galka Midowga Africa ayaa qirtay in 3 ruux oo rayida dileen halka 2 kalena ay dhaawaceen kadiba weerar gaadmo oo Al-Shabaab ku soo qaadeen ciidankooda oo maray...

Wasiirka Arrmaha Dibadda: Waxaa soo laabanaaya kaalintii Soomaaliya ku laheyd Du...

Muqdisho(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in kaalintii Soomaaliya ku lahayd dunida ay dib usoo laabane...

Hogaamiyeyaasha Caalamka ayaa sanadkan yeelan doonin kullanka guud ee Qaramada M...

Tanzania(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobe, Tijjani Muhammad-Bande ayaa isniinta shalay ahayd sheegay in hogaamiyeyaasha caalamka aysan magaalada New Yo...