kullane

Sacuudiga oo qaaday xayiraaddii saarneyd dhoofinta xoolaha Soomaaliya

Wasaaradda Deegaanka, Biyaha, iyo Beeraha ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa si ku meel gaar ah u  qaadday cuna qabatayntii xagga dhoofinta xoolaha nool ee saarnaa dalka Soomaaliya. ...

R.Wasaare Khayre: Masiibada maanta waxaa ka nabad galaya kuwa dhagaysta talooyin...

Muqdisho,(SONNA)— Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka hadlay dhibaatada uu COVID-19 ku hayo dalkeena iyo sida looga badbaadi kar...

Howlgal miino saarid ah oo ciidanku ka sameeyeen waddada isku xirta Marka iyo Ja...

Howlgalka waxaa laga fuliyay waddada xiriirisa deegaanka Janaale iyo magaalada Marka, halkaas oo maleeshiyaadka argagaxisada ku aaseen miinooyin aad u badan si ay ugu dhibaateeyaan...

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo cafis u fidiyay Maxaabiis

Beydhabo.(SONNA)… Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis xukuno kala duwan ugu jiray xa...

Wasaaradda warfaafinta oo ka jawaabtay dacaayad loo geystay wasaaradda oo lagu b...

Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska XFS ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay  kaga  jawaabtay  dacaayad maalmihii la soo dhaafay lagu baahiyay baraha bulshada taas oo gaf ...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeeyay geerida Cumar Cabdulle Shooli

Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u na...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo bogaadisay dowrka dhaqaatiirta ay ka qaadanayaan x...

Muqdisho,(SONNA)— Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Fowziya Abiikar Nuur, ayaa bogaadisay kaalinta dhaqaatiirta, kalkaaliyaasha iyo howl-wadeennada caafimaadka ay ka...

Guddigga Qaran ee Ka hortagga COVID-19 oo Kulan Ka Yeeshay Xakameynta Cronavirus...

Muqdisho,(SONNA)— Kulan ay khadka internet-ka (video conference) ku yeesheen xubnaha guddiga Qaran ee ka hortagga Covid-19, ayaa looga hadlay wax ka qabashada xaaladaha taagan, dad...

Kulan lagu heshiisiinaayo laba beel oo ka dhacay Kismaayo

Odayaasha laba beelood oo walaala ah oo ku dagaalamay dgalbeedka magaalada Kismaayo ayaa manta ogolaaday xabad joojin rasmi ah oo la dhexdhigay labadaasi beelood,ka dib marlii kula...

Safiirka JFS ee dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay tallooyin & wargalin ...

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Jaamac Cabdullaahi Caydiid ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga la wadaagay tallooyin iyo Wargelin ku saabsan Cudurka  COVI...

R/wasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Cadde oo lagu aasay London.

Allaha u naxariistee waxaa magaalada London maalinimadii shalay,oo ay taariikhdu aheyd 10-ka April lagu aasay Ra'iiisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cadde oo...

Ciidanka Xoogga oo wada howlgallo Al-shabaab Looga saarayo deegaanno ka tirsan G...

Galkacyo (SONNA)…Taliyaha qaybta 21-aad  ee Ciidanka Xoogga Dalka  C/Casiis C/Laahi "Qooje iyo ciidamo uu wato oo gaaray deegaanka Camaara ee gobolka Mudug ayaa sheegay in kooxda a...