kullane

Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay xubno looga shakiyay argagixiso

Boosaaso.(SONNA)...Ciidamada Puntiland ayaa howlgallo gaar ah oo lagu bartilmaameedsanaayo kooxo looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin argagixisada Al-shabaab iyo Daacish ka fuliya...

Taliska ciidanka Mareykanka Afrikom oo kordhiyay duqeymaha loo geysto Al-Shabaab...

Muqdisho.(SONNA)-Taliyaha ciidanka Mareykanka ee AFRICOM, Stephen Townsend ayaa faah faahin ka bixiyey sababaha ay u kordhiyeen howlgallada iyo duqeymaha ka dhanka ah maleeshiyada ...

Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda oo ku guuleysatay dhameystirka Xeerka...

Muqdisho.(SONNA)...Wasaaradda Dekadaha & Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay inay dhameystirto tarjumaadda Xeerka Gaadiidka Badda (Somali Shipping Code...

R/wasaare Kheyre oo xarigga ka jaray Garoonka diyaaradaha ee Baraawe

Muqdisho.(SONNA)...Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xariga ka jaray Garoonka diyaaradaha  magaalada Baraawe oo dhismihiisa l...

Duqeyn xagga cirka oo lagu dilay xubno ka mid ah maleeshiyada Al-shabaab

Muqdisho.(SONNA)...Taliska Mareynka ee Qaaradda Afrika ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey duqeyn diyaaradahooda shalay gelinkii dambe ay ka fuliyeen deegaanka Janaale oo ka ti...

Safiirka Shiinaha ee Soomaliya oo ka warbixiyey xaalada ardada Soomaaliyeed ee k...

Muqdisho(SONNA)-Danjiraha Dalka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Qin Jian ayaa sheegay in ardada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaas ay bed-qabaan, mas’uuliyad weyna ay iska saartay dawl...

Soomaaliya iyo Baxreyn oo Yeelanaya Iskaashi Ganacsi +SAWIRRO

Muqdisho.(SONNA)..Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Inj. Cabdullaahi Cali Xasan oo ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda iyo Ru...

Dunida oo laga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo

Maanta oo kale waxaa Caalamka laga xusaa maalinta Afka hooyo, waxaana bishii Nofembar sanadkii1999-kii shir ay qabatay Hey”adda UNESCO ee Qaramada Midoobay, la isku raacay in wixii...

Mudane Ilaali Sirta Qaranka

Adiga oon fududaanin ilaali sirta Qaranka oo ha dhaawicin hannaanka geeddi socodka siyaasadeed ee Xukuumadda, sidaa daraadered,markasta oo aad tagto goobaha ay ku shaahaan ooama ay...

Taliska Booliska Gobolka Mudug oo Bulshada ugu baaqay in ay kala shaqeeyaan naba...

Gaalkacyo-(SONNA)-Taliyaha qeybta Booliiska Fadaraalka Gobalka Mudug,G/sare; Maxamed Nuur Cali Gadaar, ayaa faah-faahin ka bixiyay xaaladda amni iyo halka ay marayaan dedaallo ku a...

Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay

Muqdisho-(SONNA)-Berri waxa ay ku beegan tahay 8-da February markii la doortay Madaxwenaha Dowladda Federaalka , mudane; Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo ay ka soo wareegat...

Hirshabeelle iyo QM oo ka wada hadlay xal u helidda fatahaadaha iyo barakaca

Muqdisho-(SONNA)-Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya , James Swan ayaa xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabbilay Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamul Goboleedka Hirshabelle, Maxa...