Marka laga yimado aasaaska Wakaaladda Wararka SONNA oo fikrad ahaan xambaarsanaa rabitaanka bulshada, ka hor waxaa jiray 2- Idaacadood oo kala ahaa:- Raadiyo Hargeysa oo la furay 1...
Muqdisho.(SONNA)...Howlgallo xagga cirka ah o ay soo abaabuleen ama ay isku soo duween Dowladda Federaalka ee Soomaaliyaiyo taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika,isla markaana lala...
Mareykanka ayaa sheegay in ay ciidamo dheeri ah u dirayaan Bariga Dhexe, ka dib markii dad mudaaharaadaya ay weerareen xarunta safaaradda Mareykanka ee dalka Ciraaq,isla markaana ...
Hoggaamiyaha dowladda Libya ee ay taageeraan caalamka Khalid Al mishri ayaa ka codsaday madaxda dalalka dunida in ay u fidiyaan taageero dhaqqale,mid ciidan iyo mid dibolomaasi.
...
Ciidamada ku xiran dowladda Libya ee ay aqoonsan yihiiin Qaramada Midoobay ayaa koonfurta casimadda Tribuli ka bilaabay weeraro cusub oo ay ku qadayaan cidamada mucaradka ee uu ho...
Golaha Guud ee Qaramada Midoobay (UNGA) ayaa Jimcihii ansaxiyay qaraar si adag u cambaareynaya xadgudubyada xuquuqda aadanaha ee loo geystay dadka Rohingya ee ciidamada Myanmar ay ...
Madaxweynaha turkiga Recep Tayyip Erdo Erdoganan ayaa ku dhawaaqay in uu ciidamo iyo taageero kale oo militari u dirayo dowlada Liibiya ee uu aqoonsan yahay caalamku.
Khudbad ...
In ka badan 160-qof oo isugu jiray muhaajiriin iyo qaxooti oo laga soo badbaadiyay badweynta dalka Libiya ayaa laga dajiyay dekedda Taranto ee kooonfurta dalka Talyaaniga,sida a...
Kismaayo.(SONNA)...Ciidamada Xoogga dalka qeybta 43aad ee deegaanada Jubaland ayaa labaddii maalmood ee la soo dhaafay howl galo qorsheysan ka waday deegaanada u dhexeeya Degmooyin...