kullane

Mas’uliyiin ka tirsan Puntland oo booqday deegaanno ay ka jiraan dhibaatooyin

Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland C/wali Mire Xirsi oo ay la socdaan Wasiir ku xigeenka Haweenka iyo xildhibaano ayaa Booqay  degmada Eyl i...

Guddigga farsamada maamul dhisidda oo soo gudbiyay xildhibanada Galmudug

Guddiga farsamada  maamul dhisidda Galmudug ayaa maanta soo saaray liiska xildhibaanada cusub ee ka mid noqonaya baarlamaanka maamulkaasi,  

Midowga Yurub oo qabanaya kulan lagu badbaadinaayo heshiiskii lala galay Iran

Wasiirrada Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub  ayaa u ballansan kulan deg deg ah oo iyagoo isku dayaya  inay Mareykanka iyo Iran ku soo celiyaan wadahadalada diblomaasiyadeed  ee la...

Madaxweynaha DFS oo u ambabaxay dalka Eriteriya

Muqdisho.(SONNA)...Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,iyagoo u socdaalay...

ciidanka Jubbaland oo khasaarooyin kala duwan u geystay nabad-diidka al-shabaab

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdinuur Ibraahim Xuseen ayaa si guud faah faahin uga bixiyey howlgaladii ay saacadahii lasoo dhaafay sameeyeen ciidanka J...

Kulan ku saabsanaa is-dhaxgalka ardayda Soomaaliyeed oo ka dhacay Hindiya

Qaar ka mid ah ardayda Soomaalioyeed ee wax ku barta dalka |Hindiya ayaa ka qeybgalay kulan la xiriiray sidii loo heli lahaa xaalad ay ku wada shaqeeyan ardayda dalkaasi ku yeeshay...

Odayaasha dhaqanka oo bilaabay soo xulidda Xildhibaanada Galmudug

Dhuusa-mareeb.(SONNA)...Odayaasha dhaqanka  Galmudug ayaa  bilaabaya soo xulista  Xildhibaanadda ka mid noqonaya Baarlamanka Labaad ee Dowlad Goboleedka Galmudug, kaddib markii tab...

Afar ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay duleedka Kismaayo

Kismaayo.(SONNA)...Howlgal qorsheeysan oo ay qaadeen  ciidanka daraawiishta jubbaland  ayaa lagu dilay maleehsiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab oo si dhuumaaleysi ah ku jooga halkaa...

Ciidamada Amniga oo howlgalo ka sameeyay Muqdisho

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ayaa xalay hawlgal qorsheysan ka sameeyay xaafado ka tirsan Degmada Warta-nabadda ee Gobalka Banaadir,  iyaga oo qarxiyay laba Miin...

Qaramada M. oo sheegtay in duqeyntii Shirkadda Aramco ee Sacuudiga aysan ka damb...

Warbixin  ka timid guddiga kormeerka cunaqabateynta  Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yemen aysan wax lug ah ku laheyn ama aysan fulin we...

Wasiirka Arrimaha Dibada JFS oo la kulmay boqorka Dalka Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibada JFS Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Binu C/casiis. Wasiirka oo ay la...

Kenya oo ka hortagtay weerar al-Shabaab ay ku qaadeen gobolka Lamu

Ciidamada Difaaca Kenya ayaa warbixin ay soo saareen maanta oo Axad ah ku sheegay in laga hortagay weerar kooxda al-Shabaab ay saaka waberigii ku qaadeen  Gobolka Lamu ee dalkaasi ...