kullane

Madaxweyne Cabaas  oo ku baaqay in Israa’iil ay muddo sanad ah uga baxaan dhulka...

Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas ayaa Israa’iil siiyay muddo hal sano ah oo ay kaga baxaan dhulka ay ka haysataan,isagoo dhinaca kale ku hanjabay in ay ka laaban doonaan aqoo...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo dhagax dhigay mashaariic laga hirgalinaayo Dhahar

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS Jamaal Maxamed Xasan ayaa dhagax dhigay goob loogu talagalay garoon diyaaradeed oo qeyb ka ah mashruuc horumarineed oo ay yeelaneyso magaalada Dh...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday inta goori goor tahay in wax laga qabto xaaladda...

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Xuquuqul Insaanka, Michelle Bachelet,ayaa ka digtay dhibaatooyin dhanka bini’aadanimada ah oo ay geystaan xukumadda  milateriga  ee dalka Myanmar ku q...

Faransiiska iyo Mareykanka oo ka hadlay xalka khilaaf cusub oo u dhaxeeya.

Faransiiska iyo Mareykanka ayaa dadaal u galay sidii loo soo afjari lahaa khilaaf soo billowday todobaadkii hore,ka dib markii dalalka Mareykanka,Ingiriiska iyo Australiya ay ku dh...

Shiinaha oo ka digay faragelin shisheeye

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka digay faragelinta ciidamada shisheeye ee gobolka, iyada oo Australia ay iska fogeysay cadhada sii kordheysa ee Beijing ,taas oo la xiriirta...

madaxweynaha Hirshabeelle  oo ka tacsiyeeyay geerida wasiiru dowlihii warfaafint...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, iyo Shacbiga  Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Wasiiru Dow...

Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanada oo laga xusay Soomaaliy...

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka K/Galbeed, howlwadeenada caafimadka iyo marti sharaf kale, ayaa ka qeybgaley xaflad ka dhacday Magaalada Beudhabo oo lagu maamuusaayey Xusk...

Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada oo soo saaray war-murtiyeed ku aadan xaalad...

Muqdisho.(SONNA)...Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay yeeshay kulan dhina isgaarsiinta ah o...

Qaramada Midoobay oo ka walaacsan gantaalada loo adeegsado tareenada ee W/Kuuriy...

Xubno ka tirsan Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isugu tagay  kulan degdeg ah oo ay albaabadu u xirnaayeen,isla markaana looga hadlaayey tijaabadii ugu dambeysay ee K/Woqo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay wafdi ka socday hay’adda Qaxootiga ee UNHCR...

Muqdisho.(SONNA)...Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan Obokar Dubbe ayaa manta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socday xafiiska hay’add...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya

Muqdisho.(SONNA)...Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Sweden u soo magacoo...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo ka qeybgalay kulan la xiriiray xiriirka Shiin...

afiirka Soomaaliya ee Shiinaha u fadhiya Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa kulan fogaan arag ah  uga qayb galay kaldhigii 9-aad ee dood-wadaaga xiriirka Shiinaha iyo dalalka Carabt...