kullane

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka oo ka wadahadlay Xiisadda Ukraine

Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka ayaa khadka isgaarsiinta ee taleefanka ku yeeshay wadahadal socday qadar saacad ah,kaas oo looga hadlay xiisadda ka taagan dalka Ukraine . ...

WHO oo sheegtay in halista Omicron uu yahay mid aad u sareysa

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa maanta oo Arbaca ah sheegay in khatarta uu leeyahay cudurka Omicron uu yahay mid aad u sareysa,ka dib markii tirada kiisaska dunida ee COVID-...

Diyaaradaha Israa’iil oo duqeymo ka geystay Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa duqeyn xagga cirka ah ka geystay dekedda Latakiya ee Dalka Suuriya, taasoo sababtay waxyeello kala duwan, sida ay sheegtay warbaahinta dowlad...

Halyeey  ku caanbaxay la dagaalanka midab-takoorka oo ku geeriyooday K/Afrika

Desmond Tutu, hoggaamiyihii hore ee kiniisadda K/Afrika,ahna halyeey ku caanbaxay ka hortagga midab-takoorka ee xilli hore ka ka jiray Dalkaasi ayaa manta ku dhintay da’da 90-ka. ...

Madaxda Kuuriyada Koonfureed oo cafis u fidiyay madaxweynihii hore

Maamulka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in ay cafis gaar ah u fidiyeen madaxweynihii hore ee dalkaasi Park Geun-hye,ka dib markii dhowr sano ay u xirneyd arrimo la xiriira musuq...

Jubbaland oo shaacisay qabashada doorashada lix kursi oo Aqalka Hoose ah

Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed  ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo. Kuraasta ay Ju...

Madaxa la dagaalanka musuqa oo ka warbixiyay waxqabadka guddigaasi

Gudoomiyaha guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud ayaa manta ka warbixiyay kulan ku aadan la dagaalanka musuqa oo uu uga qeybgalay Da...

Wasiirka Howlaha guud iyo madax kale oo booqday safaaradda Soomaaliya ee Masar

Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa Safaaradda kuso dhaweeyay Wasiirka Howlaha Guud Guriyeynta iyo dib ...

Bangladesh:32 qof oo ku dhintay dab qabsaday markab yar oo xamuul ah

Ugu yaraan 32 ruux ayaa dhimatay koonfurta Dalka Bangaladesh, kadib markii markab yar oo ay la socdeen dad aad u badan  uu dab qabsaday,sida ay manta oo Jimco ah ka dhawaajiyeen ci...

Diyaaradaha isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga oo weeraray Yemen

Isbaheysiga uu hogaamiyo  Sacuudiga ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay duqeymo dhanka cirka ah ku qaadeen bartilmaameedyo ku yaalla dalka Yemen. Warbaahin...

Shacabka dalka Chili oo doortay madaxweyne cusub

Xildhibaan ka tirsan garabka bidix oo caan ku noqday mudaharaadyadii looga horjeeday dowladda dalka Chili , ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynaha xiga ee dalkaasi. Gabriel ...

Xuska Maalinta Ciidamada Boliiska ee 20-ka Disember

20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada Boliiska oo ka mid ah qeybaha ciidamada ee xi...