kullane

R/ Wasaare Khayre oo Kulan la qaatay Wasiirka Horumarinta Iskaashiga Denmark

Washington,(SONNA)---Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka horumarinta iskaashiga dowladda Denmark, Rasmus Prehn, ayaa ma...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta 1aad marsiiyay heshiis khuseeya ilaal...

Mudanayaasha Golaha shacabka ayaa Akhrinta koowaad Marsiiyay heshiis khuseeya ilaalinta hidaha dhaqanka iyo midka dabiiciga iyo Qoraalka heshiiska ilaalinta Hida dhaqameedka aan mu...

Dib u dhis lagu sameeyay qaar ka mid ah  Waddooyinka Gaalkacyo”

Gaalkacyo.(SONNA)...Maamulka dowladda Hoose ee Woqooyiga degmada Gaalkacyo oo kaashanaaya shirkado qaabilsan dhismaha waddooyinka ayaa wada qorshayaal dib loogu habeynayo horumarin...

R/Wasaare Khayre Iyo Wasiirka Maaliyadda Norway oo ku kulmay Washington

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Washington kula kulmay wasiirka maaliyadda Norway, Siv Jensen oo ay ka wada hadle...

Ciidamada Xoogga Dalka oo Gobalka Hiiraan ku laayay Maleeshiyad ka tirsan Al-sha...

Baladweyne.(SONNA)...Maamulka degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka Xoogga Dalku ay ka sameeyeen wadada u dhaxeysa Buulo Burde iyo Jalalaqsi ay k...

35 ruux oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Sacuudi Carabiya

35-ruux ayaa dhimatay ,afar kalana waxaa  soo gaaray dhaawacyo kadib kolkii gaari Bas ah oo siday dad rakaab ah oo maraayey wadada u dhexeysa Maka iyo Madiina uu ku dhacay gaari ka...

Madaxweynaha K/ Galbeed oo qaabilay Madaxda Ururka Caalamiga ah ee socdaalka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)ayaa Xarunta Aqalka Madaxtooyada ee Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa ...

Madaxweynihii hore ee K/Afrika oo wajahaya maxkamad

markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto in ka badan 16-kiis oo dacwo ah oo ay ku jiraan arim...

Madaxweyne JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho.(SONNA)...Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay dalka ka dib safar labo ...

Xaquuq siinta agoonta xoogga dalka oo ka bilaabatay Galmudug

Taliska 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo Fulinaya Qorshaha Xukuumada ee Ku Saleysan Bixinta Xuquuqda Agoonta Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta Bilaabay Wajiga Koowaad ee Nidaamka...

Rajo cusub oo ka soo ifbaxday kulanka Midowga Yurub & Ingiriiska

Midowga Yurub ayaa ogolaaday in la  sii xoojiyo wadahadalada kala dhexeeya  Boqortooyada Ingiriiska, si loo helo heshiis cusub oo ku sabsan ka  bixida dalkaasi ee midowga Yurub.B ...

 Qarax haleelay Markab shidaal oo laga leeyahay Iiraan  

Markab shiidaal oo watay calanka dalka Iiraan ayaa lagu waramay in uu manta dab ku qabsaday meel ku dhow biyaha badda ee dalka Sacuudiga,ka dib markii uu haleelay waxa lagu sheegay...