kullane

Ciidamada Xoogga iyo AMISON oo dajiyay qorshe ka dhan ah argagixisada

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo maamulka Midowga Afrika ee Ciidamada  (AMISOM,ayaa ka qeybgalay Kulan laba maalmood ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho,isla markaana lagu qii...

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay xaaladda amni ee Caasimadda

Muqdisho.(SONNA)...Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo isku dayda in ay ...

Farriinta Madaxweynaha ee ku aadan xuska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta soo saaray qoraal la xiriira xuska sanadguurada 61-aad ee ka soo wareegay aasaaska Ciida...

Ra’isul Wasaaraha XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka.

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sanad guuraddii 61 aad u diray ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya,sida lagu xusay qoraal ka soo baxay xa...

Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan xilka golaha deegaanka ...

jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ayaa xaflad soo dhoweyn ah u sameysay Musharaxa Sayid Cabdikarim (Said Boston) oo u taagan xilka gollaha deegaanka Magaalad Bos...

Wasiirka gaashaandhigga XFS oo u hambalyey ciidanka Xoogga dalka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April...

12-ka April xuska maalinta qaran ee ciidanka Xoogga Dalka (warbixin)

Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin  munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah  oo lagu soo bandhigo taariikhda dhaxalka ah ee ay ka tageen...

R/Wasaare Rooble oo isku badalay laba Wasiira oo ka tirsan xukuumadda

Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen  Rooble ayaa maanta isku bedelay labo Wasiir oo haayey xilalka Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arr...

Dowladda Federaalka iyo hay’adaha samafalku oo walaac ka muujiyay xaaladda abaar...

Waddanka intiisa badan wuxuu wajahayaa biyo yari aad u daran, iyadoo in ka badan 50 degmo oo ay ka jirto  xaaladdo abaareed oo aad u daran sida lagu shaciyay qoraal wad...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la soo wareegay 14 maxbuus oo ku jiray xabsiga Garow...

Wasiirka Cadaaladda XFS Mudane C/qaadir Maxamed Nuur  ayaa sheegay in maamulka Cadaaladda ee Puntland ay ku wareejiyeen 14-maxbuus oo lagu soo xukumay dalka dibadisa,isla markaana ...

Ismaaciil Cumar Geele oo markii shanaad ku guuleystay madaxtinimada Jabuuti

Madaxweyne Ismaacil Cumar Geelle ayaa markii shanaad loo doortay xilka madaxtinimo ee Dalka Jabuti,isagoo helay codad gaaraya boqolkiiba 98 ,sida lagu sheegay warar la shaaciyay sa...

Maamulada Soomaalida Itoobiya iyo kuwa Canfarta oo gaaray heshiis

Madaxweyniyaasha labada degaan ee Soomaalida iyo Canfarta, Mustafa Muxumed Cumar iyo Awal Arba ayaa qalinka ku duugay heshiis nabadeed oo la kala dhex dhigay labada shacab oo isku ...