Abubakar

Madaxweyne Farmaajo oo xalay casho sharaf u sameeyay guddoonka Baarlamaanka Galm...

Muqdisho-(SONNA)- Madaxwaynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dow...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb.

Dh/mareeb-(SONNA)-Ra’iisul wasaaraha xukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maanta booqasho ku tago magaalada Dhusamareeb ee xarunta maamulka Galmu...

Dowladda Soomaaliya oo IGAD u gubsiay dacwad ka dhan ah Kenya

Muqdishu-(SONNA)-Dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay kula kacday madaxbanaan...

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo goor dhaw Furmay.

Muqdishu-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble ayaa goor dhow xarunta xalane ka furay madashada iskaashiga Soomaaliya iyo beesha caalamka. Ra’i...

Tallaalka Covid19 oo rasmi ah uga bilaabanaya dalka Ingiriiska

Lodon-(SONNA)-Qaybtii ugu horaysay talaalka Pfizer/BioNTech ee xanuunka Covid19 oo uu dhaliyo CoronaVirus ayaa la gaarsiiyay qaar ka mid ah isbitaallada iyo goobaha caafimaadka ee ...

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo beesha Caalamka oo goor dhaw Muqdisho K...

Muqdishu-(SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socdo magaalada muqdisho ka furo Shirka madasha iskaashiga Sooma...

Howlgal amniga lagu sugayo oo ka bilawday Gaalkacyo dhinaca Galmudug

Gaalkacyo-(SONNA)- Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayo waxaa ay ka bilaabeen maanta Magaalada Gaalakcyo ee Xarunta gobolka Mudug, halkaa...

Dowladda Soomaaliya oo soo jeedisay in la kala diro guddiga ka hortagga Burcad b...

New-York-(SONNA)- Dowladda Soomaaliya ayaa golaha Ammaanka Qaramada midoobay u gudbisay qoraal ku saabsan in la kala diro guddiga xiriirka ka hortaga Burcad badeedka Soomaaliya, ka...

Ciidanka Xoogga dalka oo hawlgal ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab

Muqdishu-(SONNA)-Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay deeganno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose, waxaana howlgalkaasi lagu dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab. ...

Madaxwayne Farmaajo oo bogaadiyay dadaallada Xukuumadda ee arrimaha doorashooyin...

Muqdisho-(SONNA)- Madaxwaynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xukuumadda federaalka Soomaaliya ku bogaadiyay dadaalka ballaaran ee ay galisay arrimaha doorashada iyo ...

Maraykanka oo dhimaya tirada ciidamada ka jooga Soomaaliya

Muqdisho-(SONNA)-  Madaxwaynaha dalka Maraykanka ee muddo xileedkiisu sii dhamaanayo Donald.J.Trump ayaa amar ku bixiyay in qaar ka mid ah ciidamada Maraykanka ka jooga Soomaliya l...

Qorshe wax looga Qabanaayo sicirbararka oo maanta ka dhaqangalaya Punt-land

Garoowe-(SONNA)-Maanta waxaa lagu wadaa inuu dhaqan galo go’aankii khamiistii ka soo baxay golaha wasiirrada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kaas oo shirkadaha isgaarsi...