C/raxman maxamed Ibrahim

Dawladda Qatar oo mar kale Muqdisho ka soo dejisay gargaar ay uga qeyb qaadaneys...

Muqdisho (SONNA) Diyaarad siday gargaar ka yimid Dawladda aynu walaalaha nahay ee Qatar ayaa maanta markii labaad timid caasimadda dalka ee Muqdisho. Gargaarka labaad ee dowlada...

Ciidamo Boolis ah oo la geeyey Degmadda Matabaan ee Gobolka Hiiraan “Sawir...

Muqdisho (SONNA)- Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Booliis ah geeyey Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana hadda si toos Howlihii Shaqo u bilaabay Saldhi...

Diyaarado Gargaar u wada Baladweyn oo ka dagay Guriceel “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)- Laba diyaaradood oo gargaar u sida magaaladda Beled-weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha Magaaladda Guriceel ee gobolka Galgaduud, ...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Guddiga Waxbarashada Gobolka Hiiraa...

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maagalada baledweyne kulan ku...

Wasiir Ku-xiggeenka Wasaaradda Howlaha Guud oo Furay Shirka Wada-tashigga Hay...

Muqdisho (SONNA)-Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhameystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqey...

Wasaaradda Arrimaha Dibada XFS oo u Magacowday Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Xoghay...

Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xoghayaha Koowaad ee Ergayga Soomaaliya New york u Magacowday Maxamed...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka “...

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka oo dalka...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka ...

Muqdisho (SONNA), Axad, Nofeembar 03, 2019---Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka ...

Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga oo ku baaqaay in Soomaaliya  la caawiyo

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu  ayaa ugu baaqay Ummaddaha Islaamka in ay ka qayb qaataan u gargaaridda Shacabka Soomaaliyeed ee tabaaleys...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in gurmad deg-deg ah loo fidiyo muwaadiniinta k...

Muqdisho (SONNA), Oktoobar 28, 2019; Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, c...

Golaha Aqalka sare oo Maanta yeeshay Kal-fadhiga 6aad Kulankiisa 6aad “Saw...

Muqdisho (SONNA)- Golaha Aqalka Sare BFS ayaa Maanta  ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 6aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1. Akhrinta 1aad ee Hindise...

Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Ergayga...

Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ahna guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka dalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa xafiiskiisa ...