C/raxman maxamed Ibrahim

Dowladda Soomaaliya”Keenista wajiga labaad ee Talaalka Covid-19 waa Gabo-Gabo

Muqdisho (SONNA)-Wasaaaradda Caafimaadka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in meel wanaagsan uu marayo qorshe dalka lagu keenayo wajiga labaad ee Talaalka karoona Feyru...

Wasiir Beyle oo ka qeyb galay shirka Iskaashiga dalalka Geeska Afrika “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka Iskaashiga Wadamada Geeska ...

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Danjiraha Ingiriiska ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kulan  la qaatay Danjiraha Boqortooyada Ingiriisk...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo tababar la xiriira tallaalka COVID-19 u furta...

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafinaadka Galmdug Dr Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq maanta ka daahfuray Tababar la xariira qaabka bixinta tallaalka COVID-19 iyo...

Tallaalka COVID-19 oo la gaarsiiyey Koonfur Galbeed “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Talaalkan oo looga hortagaayo Cudurka COVID-19, isla markaana ay ka faa’iideysan-doonaan in ka badan 30 kun qof oo ku nool 14ka degmo ee koonfur Galbeed ayaa waxaa...

Dowladda Soomaaliya oo Tallaalka COVID-19 gaarsiisay Galmudug “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta la wareegtay Tallaalka cudurka safmarka ah ee COVID-19. 25-kun oo Doos oo ah nooca talaalka mashruuca COVAX ee loogu tala...

Wasiirka Caafimaadka oo kormeertay xarunta Wicitaannada lambarka Deg-degga ah ee...

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Dr. Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagtay Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Benaadir ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Musharrax Jibriil Ibraahim Ca...

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay  Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka wada ...

Maxkamadda ICJ oo beri dhageysanaysa gunaanadka dacwadda baddeenna

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa shaaca ka qaaday in maalinta beri ah la soo gabo gabeyn do...

ICJ oo maalintii labaad dhageysatay kiiska dacwadda baddeenna oo ay muranka geli...

Muqdisho (SONNA)-Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16.bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ICJ ee magaalada The Hague ...

Dowladda Soomaaliya oo deeq lacageed gaarsiisay Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo. U...

Maxkamadda ICJ oo markale bilowday dhageysiga dacwadda baddeenna ee ay Kenya mur...

Muqdisho (SONNA)-Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka...