C/raxman maxamed Ibrahim

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka...

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 271 xaalado cusub...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku fulisay askari qof shacab a...

Muqdisho (SONNA)-Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta dil toogasho ku fulisay Galad Xaashi Warsame oo ka tirsanaa ciidanka Nabad sugidda, isla markaana dhawaa...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay kulan loogu duceynayay dhallinya...

Muqdisho (SONNA)-Kulankaan oo ahaa Duco iyo Qur’aan akhris loo sameynayay 12 dhallinyaro cayaartooy ah oo lagu laayay Degmada Shangaani gaar ahan Sedaxda Geed taarikhda markii ay a...

Mas’uuliyiin kala duwan oo ka qeyb galay buugga tacsida Allaha u naxariistee Mar...

Muqdisho (SONNA)-Buuga tacsida Rabi ha u naxaristee Nabadoon Maxamed Aadan Rooble Xuud ayaa maanta ka furmay magaalada Guriceel ee Gobalka Galgaduud, waxaana uu Nabadoonka ka mid a...

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay deegaanno horleh oo dhaca Koonfurta Samaree...

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka xoogga dalka ayaa kusii dhawaanaya magaalada Ceel-laheley ee koofurta Gobolka Galgaduud oo saldhig muhiim ah u ahayd Argagixisada oo gebi ahaanba isaga ca...

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa maanta xarunta safaaradda kula kulmay Safiirka...

Diyaarad siday Gargaarka Caafimaad oo gaartay magaaladda Gaalkacyo “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka jawaabay Qeylo dhaan ay dhawaan soo direeyn  Maamulka Dagmada Gaalkacyo, kan Goba...

Goobo Argagixisadu ku dhumaaleysanayeen oo la bur-buray “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgalo Burburin ah Ka sameeyey degaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose . Hawlgalkaan  oo u jeedkiisu ahaa Burbu...

Shirka isku xirka Suuqyadda dalka iyo kuwa Caalamka oo galay maalintii labaad

Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay qabatay kulanka wadatashi maalintiisa labaad oo ku saabsan Suuqyada Maxaliga ah iyo Suuqyada ...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan wadatashi ah la yeeshay waxgaradka Qaar k...

Muqdisho (SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa la...

Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada  isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo laami. ...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay “SAWIRRO”

Muqdiso (SONNA)-Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirwe...