Cabdiweli Bile

Ra’iisul wasaare Rooble oo dhambaal hambalyo ah u diray Jaamacadda Ummadda Sooma...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo diray hoggaanka, bareyaasha iyo ardayda Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo u da...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA QEYB GALAY SHIRKA MIDOWGA AFRIKA EE JOOJINTA COLAADDA

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Meertada 14-aad ee aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika ayaa k...

Ra’iisul wasaare ku” xigeen Mahdi “Waxaan u diyaar u nahay doorasho”

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeen Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb galay shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka gobolada waqooyi (Somaliland) oo l...

Hey’adda UNOCHA oo qiimeyneysa qasaaraha duufaanta GATI ee ku dhufatay Puntland....

Boosaaso-(SONNA)-Saameynta duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha Soomaaliya dabayaaqadii bishii November ayaa ka jirta wali qeybo ka mid Puntland . Hey’adda UNOCHA ee qaramada ...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Umma...

MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa dhambal hambalyo ah u diray dufcaddi 2-aad ee ka qalin jabisa Jaam...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka si...

BELEDWEYNE-(SONNA)-Wasiirka arrimaha gudaha dib-u-heshiisiinta iyo federaalka ee dowladda Soomaaliya Generaal Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kulan is xog-wareysi ah la qaatay saraakiish...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo shir guddoomiyey kullan looga diyaar garoo...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa shir guddoomiyay kullan ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada ee Xukum...

Ciidamada Booliska Magaalada Samareeb oo gacanta ku dhigay waxyaabaha qarxa.

SAMAREEB-(SONNA)-Ciidamada Booliiska ee ka Howlgala magaalada Samareeb ayaa ku guulaystay inay Gacanta ku dhigaan Waxyaabaha Qarxa oo lagu qariyey meel aan sidaasi uga fogayn Saldh...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo guddoon doortay

MUQDISHO-(SONNA)-Dooraashada Guddoomiyaha Guddiga doorashadda Heer Federaal oo ka dhacday xarunta Guddigu ka deggan yahay magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ah ahaa 20 xubnood...

Maamulka Gobolka Gedo oo kulan is xog-waraysi ah la qaatay maamulka Degmada Luuq...

GARBAHAAREY-(SONN)-Gudoomiyaha gobolka Gedo ayaa maanta kullan la qaatay maamulka Degmada Luuq waxaana inta badan kullanka ayaa inta badan diirada lagu saaray abaaraha soo wajahay ...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyay shir looga hadlayay xal u helida bi...

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar kamid ah gan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee ...

BELEDWEYNE-(SONNA)-Wasiirka arrimaha gudaha, dib u-hishiisinta iyo federaalka ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta magaalada Beledweyne ee ...