Cabdiweli Bile

Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray deegaanno dhawaan ay la wareegeen ciidamada x...

Samareeb-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” ayaa maanta kormeeray furimaha dagaalka, gaar ahaan deegaanada Sinadhaqo iyo labi-dulle oo S...

Duqa Muqdisho oo kormeeray waddooyin laga cilad bixinayay leerarka cadceedda ku ...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah Waddooyinka magaalada Muqdish...

Hormuud Salaam Foundation oo 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda ...

Muqdisho-(SONNA)-Hormuud Salaam Foundation ayaa 400 oo haamood oo Oxygen ah ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, si loogula tacaalo dadka uu soo ritay xanuunka Covid-19 ee...

Wasaaradda caafimaadka oo ka warbixisay Xogtii ugu danbeysay ee xanuunka COVID-1...

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 70 xaalado cusub ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyey Howlwadeennada Gargaarka Caafimaad e...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarummaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabk...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Isbitaalka Banaadir

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaasi oo loogu a...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday Askartii Naftood hurayaasha ee ku dhaawacmay ...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Isbitaalka Xoogga booqday askarta CXD ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalk...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan wadatashi ah la yeeshay waxgaradka degmoo...

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa barnaamijka la tashiga dadweynaha kala qeyb galay waxgaradka l...

Ra’iisul wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare ku xigeenkii hore ahna Musharrax Mad...

Wasiirka maaliyadda oo wasiirada dhigiisa ee dalalka Afrika uga warbixiyay xaala...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shirka sanadlaha ah ee IMF iyo...

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwa...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobalk...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa caawa mar kale isugu yeeray madaxweynayaasha 5-ta Dowlad Goboleed iyo Gobol...