Cabdiweli Bile

Ra’iisul Wasaare Rooble oo daahfuray shir ku saabsan Darajooyinka iyo Mush...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta daah-furay kulan ku saabsan dib u eegista, qiimeynta  iyo dib u habeynta qaab-dhismeedka...

Wasaaradda Caafimaad ka Soomaaliya oo dadaal ku bixisay xakameynta cudurka COVID...

MUQDISHO-(SONNA)-Kiiskii ugu horreeyay ee cudurka COVID-19 markii Soomaaliya looga dhawaaqay 16-kii Maarso 2020, Qaramada Midoobay iyo Dowladda Soomaaliya waxaa ay billaabeen dadaa...

Wasiiradda wasaaradaha cadaaladda iyo arrimaha diinta oo kormeeray dhismaha laba...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiiirka wasaaradda cadaaladda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed nuur iyo wasiirka wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta Mudane Cumar Cali Rooble ayaa maanta kormeera...

Guddigii xal u helidda iyo ka tala bixinta Diidmada shilin Soomaaliga oo go’aamo...

Garoowe-(SONNA)-Guddigii gaarka ahaa dowlad goboleedka Puntland u saartay ka soo tala bixinta iyo xal u helidda qiima dhaca Shillinka Soomaaliga ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah ...

Duqa Muqdisho oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

MUQDISHO-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee Sooma...

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay safiirka UK ee Soomaaliya

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Cadaaladda Xukumadda federaalka Soomaaliya  ayaa la kulmay safiirka Ingariiska u fadhiya Soomaaliya Ben fender, waaxana  ay ka wada hadleen xoojinta cilaa...

Museveni oo ku guuleystay doorashada madaxtinimada Uganda.

Kampala-(SONNA)-Guddiga doorashada Uganda ayaa ku dhawaaqay in mar kale madaxweyne Yoweri Museveni uu ku guuleystay doorashada madaxtinimada taas oo sii dheereyneysa xukunkiisa 35 ...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tegay qaar ka mid ah Xarumaha Wasaaradaha ...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaaradaha Caafimaadka, Warfaafinta ,Dhaqanka iyo ...

Madaxweynaha koonfur Galbeed oo lagu soo dhaweeyay Xudur “SAWIRRO”

XUDUR-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee gobolka Bakool, isa...

Madaxweynaha Galmudug oo safar shaqo ku yimid Muqdisho

MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (qoor-qoor), iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow safar shaqo ku soo gaaray magaalada muqdisho ee ...

Garoonka diyaaradaha Cadan oo dib u shaqo bilaabay

Cadan-(SONNA)-Wasiirka arimaha Gudaha ee dalka Yemen mudane Ibraahim xaydaan ayaa sheegay in maanta oo isniin ah dib loo bilaabayo shaqooyinkii garoonka diyaaradaha Cadan ee dalkaa...

Dowladda UK oo safiir cusub u magacowday Soomaaliya

London-(SONNA)-Dowladda UK, ayaa Kate Foster u magacowday safiirkeeda cusub ee Soomaaliya, waxaana ay noqonaysa Safiirka UK, ee fadhiya dalka Soomaaliya. Kate oo heysata abaalma...