Cabdiweli Bile

Wasiirka Maaliyadda oo shaaciyay inaysan jirin cid gaar ah oo ay dowladda u xils...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxman Ducaale Beyle oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay in aysan cid gaar ah u xirnayn keenista Q...

Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka oo faahfaahin la bixiyey dagaalkii Beled X...

Beled Xaawo -(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen Maxamed Tahliil Biixi oo shir jaraa'id qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalkii lagu soo afjaray dagaalkii magaal...

Wasiiradda arrimaha dibadda Midowga Yurub oo ku kulmay Brussels

Brussels -(SONNA-Kulan ay isugu yimaadeen wasiirada arimaha dibada ee Midowga Yurub ayaa ka bilaabmay caasimada Beljim ee Brussels, kaasoo looga hadlayo arrimo badan oo ay ugu muhi...

Wasiirka Shaqada Soomaaliya oo dhiggiisa Qatar kala hadlay furitaanka Suuqa Shaq...

DOHA-(SONNA)-Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax oo booqasho rasmi ah oo saddex maalmood ah ku gaaray xilli dambe oo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta waqti la qaatay Agoonta Booliska ayaa ku baaqa...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Caruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti...

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay James Swan “SAWIRRO”

SAMAREEB(SONNA)-Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Mudane ...

Wasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray Taliska ciiidanka Cirka xoogga Dalka Soomaa...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay taliska ciidanka cirka xoogga dalka Sooma...

Wasiir ku xigeenka cadaaladda Galmudug oo sheegay in shaqo wanaagsan laga qabtay...

SAMAREEB-(SONNA)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dowlad goboleedka Galmudug mudane Maxamuud Guure Guuleed ayaa tilmaamay in haatan talaabooyin wanaagsan ay Galmudug u ...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka oo furay shirweynaha Qaran ee warbixinta Qiimeynta ...

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warb...

Wasiir Dubbe “Dhismaha Jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye meel gabo gabo ah ay...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo maanta kormeer howleed ku tegay jidka isku xira Af...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la yeeshay madaxweynaha Hirshabeelle

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mu...

Wasiirka qorsheynta oo qaabilay danjiraha Qatar u fadhiya Soomaaliya

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha ...