Cabdiweli Bile

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shacabka gobolka Banaadir ugu hambalyeeyay muna...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soom...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda c...

Muqdisho-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo berri ku be...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ugu hambalyeeyay Shacabka Soomaaliyeed Ciidda Ca...

Muqdisho-(SONNA)-Guddomiyaha golaha shacabka BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa guud ahaan Ummdda Muslimiinta gaar ahaan Shacabka Soomaliyeed meelwalba oo ay joogan...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO UGU HAMBALYEEYAY SHACABKA SOOMAALIYEED CIIDDA CARAFO

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslim...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA UGAAS AXMED BARRE CALI

MUQDISHO-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soom...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawadda oo soo xiray tababar lagu horumarinayey ...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan axmed farax ayaa maanta u soo xiray tababar iyo ka tashi la xariira H...

Madaxweynaha Koonfurta Sudan oo waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Soomaa...

Jubba-(SONNA)-Madaxweynaha Koonfurta Suddan Salva Kiir Mayardit, ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya ee Dalkaasi Cabdixakiim Xaaji Cumar Cabdullaahi (Camey)....

Wasiirka Dhallinyarada oo soo xiray shirka Wadatashiga siyaasadda Qaran ee dhall...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa ayaa soo xiray shir looga hadlayey Siyaasadda Qaran ee dhalinyarada oo af...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay Muqdisho “S...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaaray magaalada Muqdish...

Duqa Casimadda oo kulan la qaatay wasiirka Diinta iyo Hey’addaha ka shaqeeya qey...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay markii labaad Wasiirka Wasaara...

Wasiirka Haweenka oo sheegtay inay dhameystiri doonaan sharuucda lagu difaacayo ...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim, oo ka hadashay xafladda daah-fu...

Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya oo sagootiyey ku dhawaad 50 gabdhood taba...

Muqdisho-(SONNA)-Taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed S /Gaas. Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar), ayaa galabta Garoonka diyaarahada ee Aadan Cadde ku sagootiyey 49-gabhdood oo ka ti...