Abdiwali

Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo loo magacaabay Ganaraal Sulub Axmed Firin

MUQDISHO-(SONNA)-Shirka khamiislaha ee Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoomiyay ra’iisuk wasaare ku xigeenka dalka  ayaa Ganaraal Sulub Axmed Firin u m...

Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada XFS oo dalka Qatar kula kulmay wasiiradda...

Doha-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo sheegay inay guulo waa weyn ka gaareen s...

MUQDISHO-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Haruuse oo shalay si rasmi ah u furay shirka Hannaank...

Soomaaliya oo ku guuleysatay in hawadeeda loo dalacsiiyo heerka ugu sareeya ee q...

Muqdisho-(SONNA)-Maareeyaha hey’adda duulista rayidka ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Xasan oo wareysi siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in hawada Soomaaliya ay ku guuleys...

Doorka culimada ee hagidda iyo hanuuninta dadweynaha!!. Warbixin.

MUQDISHO-(SONNA)-Culumada Soomaaliyeed waligoodba waxa ay ahaayeen kuwa u taagan, hanuunin, wax barista iyo wax u sheegista dadkooda, waxay ahaayeen hooyga kaliya ee logu soo hirto...

𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 oo 𝗾𝗮𝗮𝗯𝗶𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗳𝗱𝗶 𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗮 𝗵𝗲𝘆’𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗨𝗡𝗜𝗖𝗘𝗙

MUQDISHO-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Sanduuqa Badbaadada Carrruurta ee Qaramad...

Wefdi ka socda hey’addaha Turkiga ee ka shaqeeya gurmadka deg deg oo booqday xar...

MUQDISHO-(SONNA)-Mas’uuliyiin ka socday Hay’addaha Turkiga ugu waa weyn ee ka shaqeeya Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmad deg dega ah ayaa maanta booqday xarunta cusub ee gurmadk...

Madaxwaynaha Puntland oo Daahfuray Dhismaha Ballaarinta iyo Horumarinta Dekeda B...

Boosaaso-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa maanta daah furay dhismaha ballaarinta iyo horumarin Dekeda Magaalada Boosaaso, taasi oo qayb ...

Hey’adda Caafimaadka Adduunka oo Bilad Sharaf guddoonsiisay wasaaradda Caafimaad...

Geneva-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Xarunta dhexe  e...

Madaxweyne Xasan Sheekh “Qofkii rajo ka qaba Al-shabaab inay u naxariisanayaan h...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay sida shacabka iyo dowla...

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee XFS oo kulan la qaadatay Safiirka Dalk...

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay safiirka Dalka Boqortooyadd...

Ciidamadda Dowladda oo howlgal qorsheysan ku dilay 39 ka tirsan khawaarijta

Xarardheere-(SONNA)-Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga Dalka Soomaaliyeed Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo goordhow la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa ka waramay howlgal qorsheysan oo ci...