Abdihakim Sharif Ali

Wasiirka Cadaaladda XFS”waxaan xoogga saaraynaa in shacabka uu helo adeeg caddaa...

Baydhabo(SONNA) Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane C/qaadir Maxamed Nuur(Jaamac) oo la hadlay wakaaladda SONNA ayaa ka warbixiyay qorshayaasha ugu degsan w...

Kumaandooska Soomaaliya oo duqeyn ku dilay 1o ka tirsan Al-shabaab

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu farsameeyo islamrk...

Ra”iisul wasaaraha dalka oo amaanay mashaariicda horumarineed ee hay”...

Baydhabo(SONNA) Marka la eego xaqiijinta himilooyinka horumarineed ee waara, Qatar Charity waxay ka hirgelisay magaalada Baydhabo mashaariic kaladuwan oo loogu talagalay adeegyada ...

Farriinta Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Tacaddiyada ka dhanka ah Wariyeyaash...

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya oo garoowsan muhiimadda Warbaahintu ay u leedahay horumarka iyo dowlad dhiska,, Iyadoo mudnaanta la siinayo xuriyadda hadalka iyo ...

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay aflagaadadii lagula kacay Suubanaheena...

Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ka xun tahay in lagu xadgudbo caqiidada iyo muqdasaadka dadka Muslimiinta ah oo uu ugu horreeyo Suubanaheenna Nabi Muxamed, nab...

Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo soo dhaweyn loo sameeyey+sawirro

Muqdisho(SONNA) Maamulka Wasaaradda Caddaaladda XFS ayaa munaasabad soo dhaweyn iyo isbarasho isugu jirta ugu sameeyey Muqdisho Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caddaaladda XFS, Mudane...

Wasiirka cusub ee Cadaaladda XFS oo khadka teleefoonka ay ku wada hadleen mas’uu...

Muqdisho(SONNA) Wasiirka cusub ee wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac C/qaadir  Maxamed Nuur (Jaamac) oo khadka lefoonka kula hadlay mas’uuliyiin k...

Taliyaha ciidanka Booliska JFS oo shir la yeeshey madaxda Ha’yadda UNODC

Muqdisho(SONNA) Shir looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa loona tababari lahaa xubnaha ciidanka booliska Soomaaliyeed ee ka shaqeeya qeybta dembi baarista(C.I.D) ayaa lagu qabyay ...

Taliye Xijaar oo ka tacsiyadeeyey geeridii ku timid taliye kuxigeenkii Booliska ...

Muqdisho(SONNA) Alla ha u naxriistee waxaa dalka Ingiriiska caasimaddiisa London ku geeriyooday Taliye kuxigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Maxamed Saxardii...

Akhriso: warmurtiyeedkii laga soo saaray Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee h...

Muqdisho(SONNA) Shirkii wadatashiga qorshaha Qaran ee horumarinta Biyaha ayaa maanta si rasmi ah ugu soo geba geboobay magaalada Muqdisho,kaasi oo u dhexeeyey wasaaradaha Tamarta i...

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay maaddo laga sameeyo qaraxyada iyo dadk...

Muqdisho(SONNA)) Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan Maaddada loo yaqaanno (Sulfuric Acid) taasi oo kamid ah wax yaabaha loo isticmaalo...

Siihayaha wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS oo Muqdisho ka furtay shir ...

Muqdisho(SONNA) Shirkani oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo u dhexeeya wasaaradaha Tamarta iyo Khayradka Biyaha heer Federaal iyo Heer Dowlad goboleed waxaa ka qeybgalay s...