calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

News

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ka Daahfurtay Qaybta 1-aad ee Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda — SONNA
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaa maanta ku daahfureysa caasimadda Muqdisho 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧-𝐤𝐨𝐫𝐨𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚: Tayeynta Xaqiijinta Xogta, Xirfadaha Sheeko-sameynta iyo Xiriirka Isku-haynta Bulshada. Siminaarkan ayaa isu keenaya saraakiisha warbaahinta iyo xiriirka dadweynaha ee Wasaaradaha iyo hey’adaha dowladda, Wariyeyaal ka tirsan hey’adaha warbaahinta gaarka ah iyo dhalinyarada saameynta togan ku leh baraha bulshada. Arrintan ayaa looga gol leeyahay kor u qaadista wacyiga dhalinyarada iyo helidda warbaahin mas’uul ah oo ilaalisa qiyamka bulshada.
La wadaag