calendar_todaydevice_thermostat
Ugu Dambeeyay
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha DhexeMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu wadahadal la yeeshay Guddoomiyaha Komishanka Midowga AfrikaDhaqaalaha Soomaaliya wuxuu koray 3.2% rubucii koowaad ee 2026Dowladda Federaalka waxay bilaabatay barnaamijka aqoonsiga dhijitaalka ahCiidanka Qaranka waxay xireen waddo muhiim ah ee Shabeellaha Dhexe

Gudaha

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeer ku saaaab 1-da luulyo ku tegay Degmada Waabari iyo Isgoyska Taleex

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeer ku saaaab 1-da luulyo ku tegay Degmada Waabari iyo Isgoyska Taleex
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeer ku saaaab 1-da luulyo ku tegay Degmada Waabari iyo Isgoyska Taleex — SONNA

Muqdisho,(SONNA): Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuimadda Federaalka Soomaaliya Cabditataax Qaasim Maxamuud ayaa kormeer ku saabsan u diyaar-garowga 1-da Luulyo ku tagay degmada Waaberi iyo Isgoyska Taleex.

Wasiirka ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay diyaar u yihiin inay ilaashadaan midnimadooda,islamarkaana ogolaaneyn in la kala qeybiyo.

" Shacabka Soomaaliyeed waxay diyaar u yihiin inay ilaashadaan midnimadooda, mana oggolaanayaan in la kala qaybiyo dalka iyo dadkiisa,".

Sidoo kale, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa carabka ku adkeeyay in dalla uu gaaray horumar, shacabkana looga baahan yahay in ay Dowladdooda la shaqeeyaan si looga hortago kuw amniga iyo nabadda diiddan.

Guddiga Qaran ee maalmaha xorriyadda iyo midnimada oo uu wasiirka ka mid yanay ayaa dardar gelinaya diyaargarowgii ugu dambeeyay u dabaaldegga koowda luulyo oo nagu soo wajahan.

La wadaag