Agaasimaha NISA Sarreeye Guud Bashiir Goobe oo magacaabay Taliyaha Nabad sugida ee gobolka Banaadir

La wadaag cid kale

Muqdisho(SONNA):-Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa Taliyaha Nabad sugidda ee gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac),

Agaasimaha NISA ayaa faray dhammaan agaasinada Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadkiisa.

La wadaag cid kale