Shir looga hadlayo fikirka xagjirka oo Muqdisho ka furmay

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka Cadaalada XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka furay  magaaladda Muqdisho  shir ku saabsan ladagaalanka iyo ka hortaga fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata.

waxaa Shirkaan ka soo qayb galay  dhammaan maamul goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir, wasaaradaha ay quseyso sida wasaarada amniga, cadaalada,  warfaafinta, iyo xubno ka socda beesha caalamka.