Shaqaalaha DFS & kuwa gaarka ah oo la fasaxay curashada sannadka Islaamka dartiisa

Muqdisho(SONNA)Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa shaacisay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ah,31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku beegan maalintii uu nabigeena Suuban NNKHA ka hijroodey Magaalada Maka una hijroodey Madiina.

Halkan ka akhriso: