R/wasaarihii hore ee Soomaliya  Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday Ingiriiska

Alllaha u naxariisto R/ wasaarihi hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo saakay  ku geeriyooday magaalada London ka dib maalmo uu la xanuunsanayay cudurka covid-19 ,

War qoraal ah oo ka soo baxay qooyska marxuunka ayaa lagu yiri sidatan