Ra’iisul wasaare Rooble oo galabta shacabka kula kulmay Xeebta Liido +Sawirro

Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa galabta xeebta Liido waqti kula qaatay qaar ka mid ah bulshada caasimadda oo halkaas u dalxiis iyo tamashle tagay.