Madaxweyne Waare oo cafis u fidiyay 10 maxbuus  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabadda Ciidul Fidriga  aawgeed  cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaanada maamulkaasi.