Madaxweyne Deni, oo Shir-Guddoomiyay kulanka todobaadlaha  ee Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirada todobaadlaha oo ka dhacay Magaalada Garowe ee xarunta Dowlad Goboleedkaasi..

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku-xigeenka dowladda mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay amniga, xaaladda gobollada iyo degmooyinka iyo xeerka horumarinta sanduuqa dhallinyarada.

 

Leave a Comment