Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay

Madaxweynaja Dowlad Goboleedka K/Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-Gareen  ayaa Guddoomiye ku xigeenka Samofalka Gobolka Baay u magacaabay  Aadan Xasan Maxamed (Kuusoow.

Wareegtadaan oo ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha waxa ay u qorneyd sidatan:-

 

Leave a Comment