Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay  Maamulka cusub ee Magaaladda Dhuusamareeb.

Muqdisho (SONNA)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu Magacaabay Maamulka Magaaladda Dhusamareeb ee Xarunta Maamulkaasi.

Halkaan hoose ka Akhriso Magacaabista.