Kulan Isboorti oo Lagu Xasuusanaayey  Eng Yariisow oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho.(SONNA)...Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay kulan Isboorti oo loogu duceynayay Allaha u naxariisto marxuum Eng Cabadiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow) oo sanad ka hor u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qarax ka dhacay xarunta dowladda Hoose ee Xamar.

Kulanka oo ahaa mid isboorti isla markaana lagu xasuusanayay Marxuum Eng Yariisow ayaa waxaa u soo daawasho tegay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha kala duwan ee Gobolka Banaadir.

 

 

Leave a Comment