Gudiga xulista Baarlamaanka K/Galbeed oo shaaciyay liiska xildhibaanada

Guddoomiyaha Guddiga Farsamada madaxa bannaan ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka K/Galbeed ayaa shaaciyay liiska xildhibaanada ee matalaya maamulkaasi.

\Magacyada xildhibaanada halkaan ka akhriso