Guddoonka Golaha Shacabka oo magacaabay guddi soo baara shaqaaqooyinkii Gaalkacyo iyo Dhuusa-mareeb

Guddoonka Golaah Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gudi u saaray baaritaanka shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusa-marreeb ee Galmudug,kaasi oo ka kooban 13 xubnood.

halka ka akhriso: