Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti+Sawirro

Jabuuti(SONNA) Gudoomiyaha Golaha Shacabka Barlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa la kulmey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele.